Channel
An exiled Somali journalist who is based in Sweden | Exposes corruption & wrongdoing in Somalia through real evidence| 📞 +252613666667
Updated: 2026-07-09
Halkan waa baardheere waxaana lagu diley ninkaas markii askar rasaas ay furtey haleeshay. Gabadhaas ayaa ku dul ooyneysa walaalkeed oo la diley.
War degdeg ah: Maxaa ka dhacey saddexdan meelood ? Jabkii ugu xumaa oo AS la gaarsiiyay & xogta sugan . https://www.facebook.com/share/v/1LGEhzZYKN/?mibextid=wwXIfr Sii gudbi.
Waxaan idinka codsanaa in aad nagu caawisaan dhiig noociisu yahay B- ams B maaynis. Hooyo Soomaaliyeed oo isbitaalka Guuled jiiftaa loo rabaa. Dhiigaaga ku badbaadi qof. Kala xarii…
Media post
Gabadhan ayaa lagu toogtey xaafada Macaani ee Garasbaaley . Goob hilib lagu qeybinayay ayaa lagu diley askari ayaa toogtey.
Flags — countries where our network of observers on Telegram recorded this ad being shown in this channel. It's not the advertiser's targeting country: Telegram serves sponsored ads worldwide, and we simply note where the ad appeared in the feed. The channel's main country (by its language) is highlighted in blue; rare placements (under 5%) are collapsed into “+N”.
Media post
🚨 BAAFIN 🚨 Waxaa la baafinayaa miski roobe hassan oo muddo naga maqan.Goobta ugu war dambeysay jamacada mogadishu talex Qofkii arka ama haya xog ku saabsan fadlan nala soo xiriir…
MW Xasan & Mahad Salaad oo isku dhacey | Qoorqoor oo garab xoogan helay . Walee Toos baa la iskugu sheegay in Galmudug aheyn Koonfur Galbeed| https://www.facebook.com/share/v/1H76T…
